Degaano ay ku sugan yihiin Kooxaha Al-Shabaab iyo Daacish oo cirka laga duqeeyey

Wararka ka imaanaya degmada Iskushuban ee gobola Bari, ayaa sheegaya in galabta duqeymo culus oo dhinaca cirka ah lagu garaacay deegaan hootaga degmadaasi oo ay joogaan dagaalyahano hubeesan. Dadka deegaanka ayaa u sheegay Idaacada VOA in ay maqleen daryanka gantaalo culus oo galabta lagu garaacay deegaanka Cameyra ay horey ugu dagaalameen dagaalyahanada Al Shabaab iyo Daacish. Waxa … Continue reading Degaano ay ku sugan yihiin Kooxaha Al-Shabaab iyo Daacish oo cirka laga duqeeyey